KUSODAWOW

6/recent/ticker-posts

Advertisement

youtube qeybta1





qeybta kowaad ee casharka taxanaha ah ee youtube waxaan kusoqadhaneyna sida loo sameysto youtube channel oo guleysta ah

fadlaan intadhaan ugudha gaalin barnamijka waxan ka codsaneyna ardaykasta oo barnaya cashirkaan muhimka ah inuu dhirigaliin usameya macalinka sodiyariye ee waqtiga galiye inuu kuso bandigo aqontisa ku adaan youtube,  NB/ marka hadi ad rabtiid inaad qadhatiid certificate markaad bogto korsadhaan youtuber waxad ubahantahay inaad kaliye racdiid tilabadhan,
hadaad rabtiid korasadha oo damesiraan fadlaan:....

qimaha korsadha oo damestiraan

dollar 5$
kenya money waa 500 sh
somali money waa 2930 sh

 waxaad kuso adineysa nambarkan

+254748467135
kenya hadaad jogta mpesa ayaad kusidiri karta
somali hadaad jogtana xawalad ayaad kusodireysa

markad lacagta bixiso magacadha oo damestiran iyo wajiga sawirkadha kusodiir emailkaan
studionaciim@gmail.com

wixi macaluumad oo kusabsaan korsadha 

nagalaso xariri whatsapp no
+254717673343



horta markaa kowaad Allah ayaa mahad iskaleh ee nosurta galiye inaan idhinso gudbino cilmigaan,

marka aad kufikirta inaad sameysato youtube channel waxad ubahantahy inaad kafikirto waxa aad sogudbiin donta oo bulshadha aad ku qanciin karta, waxa ugu muhimsaan ee qofka youtube sameysanayo loga bahan yahay waa inuu xoga saro waxa uso gudbinaya , wax sogudbintu waa lawa qeyb.
1.waxaan ad sogudbineyso iney dadka anfacaan, ALLAH hagisana laga aqbalsan yahay
2.waxaan ad sogudbineyso iney dadka anfaceyniin ALLAH hagisana laga jecleen

midaa kowaad ayuu qofwalba jecel yahay sawabto ah wixi laga jecelyahay haga allah ayaa marwalba soconaya, bari hadaad dimato kanalkadhi wax aqano passwordki gmailkadha malahan wixi xumanta ahaa oo aad sogudbise sidhi ayeey usi yalayaan eyna kugusi darayan danbi adhigo kujira qabriga,

markaa waa inad aad oga firsata waxa ad sogudbineyso dadka intaa badhan ee youtube bilawaya waxey kufashilmaan waxa eey sogudbinayaan

wax yalaha an isleye weey anfacayan bulshadha waxa kamid ah kuwaan
1.dhacdoyinka oo haqiiq ah
2.arimaha cilmiga technology
3.dhirigalinta nafta ama haga diinta ama madiga lawadhawa
4.barnamijka wararka huufan
5.sida loo kariyo cuuntadha
6.waxyalaha laiskudaweya hadii ad ledhe aqoonta
7.sida loo sameya arimaha farsamoyinka gacanta
iyo kuwakale oo badhaan oo bulshadha waxtar uu leeh

maxa kudidhe inaad qadhato arimaha anfacaya naftadha iyo bulshadha,

taas markan kaso tagno marka kowaad furo gmail cusub

1. sidheen ufurta gmail cusub
 wey fudhadahay halkaan kadawo

2.sida loo sameysto youtube channel cusub 2020

halkaan kadawo












waa inoo qeybta 2 inshaalaah



hadaad rabtiid korsadha oo damestiran fadlaan

nagalaso xariir
whatsapp no
+254717673343




Post a Comment

7 Comments

  1. M.A macalin weynacan faacdey I.A waa wax aan ubahanahey inaan wax kabarano

    ReplyDelete
  2. Wan dhawahey macalin wxaan raba inaan noqdo aardeyga uu horeya ee isaaso diwaan galiya

    ReplyDelete
  3. Replies
    1. Hayex walal igalasohariir
      WhatsApp no
      +254717673343

      Delete
  4. Wax waliba quud lagama raadiyee naga sii daaya nio

    ReplyDelete
    Replies
    1. Walal wax walba oo waqtii lagaliya waa iska sidhaas markaa adhigo raali ah hadii aad diyaartahay igalaso hadhaal
      Whatsapp

      Delete